Dawaarle Suuriyaan Ah Oo Badbaadiyay Farxada Caruusad Habeenkii Arooskeeda

Dawaarle Suuriyaan Ah Oo Badbaadiyay Farxada Caruusad Habeenkii Arooskeeda


ADVERTISEMENTS
 nin harqaanle ah ayaa bad baadiyay nolosha farxada gabar caruusad ah

gabadhaan caruusada ah ayaa waxaa ka jeexmay taajka ama canbuurka ay u gashan laheyd arooskeeda ayadoo lagu sugaayo banaan aroooskiina uu joogo

gabadha ayaa murug lasoo daristay isla markiiba maxaa yeelay arooskeeda wuu dhici raba martida dhan ayaa banaanka ku sugooso

markii danbe waxaa soo booday gabar kale oo tiri war ma ogid miyaa nin dawaarle ah ayaa guriga naga soo horjeeda dagan

ninkii suriyaanka ayaa la wacay oo qaxooti ku yimid canada isbuucya kaliyana joogo

ninkii suuriyaanka ayaa gabadhii bad baadiyay asagoo u tolay canbuurkeeda meeshuu ka jeexdaa ayadoo xeran waliba banaankana lagu sugaayo

gabadhi ayaa farxad la ooysay markii danbo saxaafada caalamka ayaana warkii sii faafisay


halkaan hoose ka daawo



waa qiso cajiiba aqristoow

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dawaarle Suuriyaan Ah Oo Badbaadiyay Farxada Caruusad Habeenkii Arooskeeda
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-21T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dawaarle Suuriyaan Ah Oo Badbaadiyay Farxada Caruusad Habeenkii Arooskeeda



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:30 PM and have 0 comments