Daraasaad Lasameeyay oo lagu ogaaday in Darawaralad Xamuulka Qaada ay Ka wasmo badan yihiin Darawalada kale

Daraasaad Lasameeyay oo lagu ogaaday in Darawaralad Xamuulka Qaada ay Ka wasmo badan yihiin Darawalada kale


ADVERTISEMENTS
Daraasaad ay sameysay shabakada hablaha media network HMN ayaa waxaa lagu ogaaday in darawalada baarbuurta ay ka badan yiihiin sameynta galmada marka loo eego ragga kale.

Daraasadan oo badana soo wada wareeysatay darawalada dhammaan kuwa ka shaqeeyso BL ka iyo kuwa kale ee wada Gawaarida isaga kala gooshta dhamaan gobolada dalka oo idil.

Waxaa lagu ogaaday inta uu socday barristan in xitaa ay ku sii kale badan yihiin darawala ka dhexshaqeeya magaalooyinka gudohooda iyo kuwa ka shaqeeya gobolada dalka.

Mid ka mid ah darawalada isaga kala goosha dalka goboladiisa ilaa iyo geeska afrika ayaa waxa uu inoo sheega 98% darawalada gawaaridaasi kaxeeya ay ka wasma badan yihiin kuwo kale.

Waxa uu ku sii daray in darawalkasta uu xamuul ka qaada  ay magaalo,tuulo iyo goob kasta oo ay ku nastaan ay ku leeyihiin qof ay la baashaalaan. waxa ayna ka  mid tahay ayuu yiri howlaheena.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daraasaad Lasameeyay oo lagu ogaaday in Darawaralad Xamuulka Qaada ay Ka wasmo badan yihiin Darawalada kale
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-10T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daraasaad Lasameeyay oo lagu ogaaday in Darawaralad Xamuulka Qaada ay Ka wasmo badan yihiin Darawalada kale



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:30 PM and have 0 comments