Dad salaad kala qiblo tukanaya yaabkaan daawo

Dad salaad kala qiblo tukanaya yaabkaan daawo


ADVERTISEMENTS
Dadka maanta ku nool caalamka waxay garan la'yihiin waxa uga sahlan diinta noola timid, 

kaas oo ah shuruuda salaadda aan tukanayno,

 salaadda shuruudaheeda waxaa ka mid in qiblada loo jiheesto, 

qofka si kas ah qiblada uga leexdo saladiisa waa baadil lagama aqbalayo, 

bal eeg dadkan oo tukanaya salaadda ciida immisa qiblo ay ula jeedaan, 

dalka masar ayay ka dhacday oo lagu yaqaano baladka aqoonta inuu yahay oo ay ku taalo jmaacadda al-azhar



Sidoo kale sawirkaan waxaa isla safan rag iyo dumar saladda dhexdeeda, taasna ma banaana nin iyo naag inay salaad isla saftaan.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dad salaad kala qiblo tukanaya yaabkaan daawo
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-15T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dad salaad kala qiblo tukanaya yaabkaan daawo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:30 AM and have 0 comments