DAAWO: Ronaldo & qaar kamida Real Madrid oo Soo Dhigey Sawir ay Ku Muujinayaan Xoog & iney yihiin Muruqyo Weynta Spain

DAAWO: Ronaldo & qaar kamida Real Madrid oo Soo Dhigey Sawir ay Ku Muujinayaan Xoog & iney yihiin Muruqyo Weynta Spain


ADVERTISEMENTS
Cristiano Ronaldo ayaa hadda muujinaya iney Biloow u tahay waqtigii kooxdiisa si awood ah ku garab istaagi lahaa,maadama ilaa iminka kulamadii uu dheelay wax qabadkiisa ka yaraa sidii looga bartay, wuxuuna soo dhigey Internetka isaga iyo xiddigaha Real Madrid, oo Murqo iyo Xoog isu yeelaya iyagoo ku muujinayey iney weli yihiin kooxda ugu awooda badan Spain iyo Yurub.

Ciyaartoyda oo ugu horeeyey Ronaldo ayaa sawirkaan wada galay intii ay Shaley gelinkii danbe ku guda jireen tababarka ay isugu diyaarinayaan kulanka Axadda ee la leeyihiin kooxda yar ee Aibar,taasi oo la xusuusto iney 4-0 u dhiibeen xili ciyaareedkii tegey.

Sawirka lasoo dhigey Bogaga Social Media-ha ayaa waxaa ka muuqdey xiddigo ugu horeeyo Ronaldo, Gareth Bale, Sergio Ramos iyo Toni Kroos iyo qaar kale oo ku kaftamayey Xoog iyo Murqo weyni.. !



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAAWO: Ronaldo & qaar kamida Real Madrid oo Soo Dhigey Sawir ay Ku Muujinayaan Xoog & iney yihiin Muruqyo Weynta Spain
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-02T20:59:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO: Ronaldo & qaar kamida Real Madrid oo Soo Dhigey Sawir ay Ku Muujinayaan Xoog & iney yihiin Muruqyo Weynta Spain



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:59 PM and have 0 comments