[Daawo] meeydadka -magacyadda iyo qabiiladeey ka soo jeedeen Saraakiishii qaraxa Afgooye ku dhintay iyo sidii loo dilay

[Daawo] meeydadka -magacyadda iyo qabiiladeey ka soo jeedeen Saraakiishii qaraxa Afgooye ku dhintay iyo sidii loo dilay


ADVERTISEMENTS
Video laga duubay taliska Daraawiishta Degmadda Afgooye ayaa muujinaya dhimashadii Saraakiil sare oo ku geeriyooday weerar ismiidaamina oo argagixisadda Al-Shabaab ku qaaday. Saraakiisha dhintay ayaa meeydadkooda laga dhex helay dhismaha taliska Ciidanka kadib markii uu qaarkood ku dumay dhismaha halka sidoo kalena ay galeen birahii faniinka qaraxa.

Gaashaanle dhexe Axmed Cabduqadir Cabdulle Gorod. 



,Habargidir, Sacad ,reer Jalaf.


Kabtan Cabdi Xasan Cabdulle boqol , Hawiye, Duduble. wuxuu boqol ahaay farsamo yaqaan ku xeeldheer sameeynta qoryaha nuucyadooda kala duwan.

Cali Cabdi Yusuf - Cali karadhi , Habargidir, Sacad, Reer Awbakar Culus.

Cabdifitaax Axmed Cartan Gaani Gorod. Habargidir, Sacad , Reer Jalaf.

Maxamuud Dahir Faarax Qooleey , Habargidir, Saleebaan.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: [Daawo] meeydadka -magacyadda iyo qabiiladeey ka soo jeedeen Saraakiishii qaraxa Afgooye ku dhintay iyo sidii loo dilay
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-19T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
[Daawo] meeydadka -magacyadda iyo qabiiladeey ka soo jeedeen Saraakiishii qaraxa Afgooye ku dhintay iyo sidii loo dilay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments