Daawo: Madaxweynihii hore Mareykanka Bill Clinton oo aad u amaanay Fanaanka Soomaaliyeed Keynaan

Daawo: Madaxweynihii hore Mareykanka Bill Clinton oo aad u amaanay Fanaanka Soomaaliyeed Keynaan


ADVERTISEMENTS
Daawo: Madaxweynihii hore Mareykanka Bill Clinton oo aad u amaanay Fanaanka Soomaaliyeed Keynaan

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Bill Clinton, ayaa aad u amaan Fannaanka Soomaaliyeed K’naan Warsame, xili uu ka hadlayay Mr. Clinton dhibaatada dhaqaale ee dalalka geeska Afrika oo Soomaaliya ay ka mid tahay.

Mr. Clinton ayaa u yeeray K’naan isagoo tusaale u soo qaatay. Wali ma dhicin Madaxweyne Mareykan ah oo amaanay Fannaan Soomaaliyeed oo sidan oo kale ah, 

waxaana K’naan uu amaantan ku muteystay kadib markii uu kusoo caanbaxay Heestii Wavin Flag ee uu ka qaaday Koobkii Aduunka ee 2010 lagu qabtay dalka Koofur Afrika.



waa nin culus k'naan



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo: Madaxweynihii hore Mareykanka Bill Clinton oo aad u amaanay Fanaanka Soomaaliyeed Keynaan
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-20T19:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo: Madaxweynihii hore Mareykanka Bill Clinton oo aad u amaanay Fanaanka Soomaaliyeed Keynaan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:30 PM and have 0 comments