Daawo Hadii aad sidaan sameysid Adiga iyo naagtaada Halmar ayaad isla biya baxeysiin

Daawo Hadii aad sidaan sameysid Adiga iyo naagtaada Halmar ayaad isla biya baxeysiin


ADVERTISEMENTS
 Daawo Hadii aad sidaan sameysid Adiga iyo naagtaada Halmar ayaad isla biya baxeysiin

Afti la sameeyay ayaa lagu sheegay in 70% haweenka aysan helin macanka gariirka galmada taasina ay sabab u tahay iyadoo ninka uusan sameyn gogol xaar bashaal ah oo ku filan gabarta si dareemaheda u kacaan ama in uusan aqoon goobaha sida gaarka ah gabarta uga kacsato .

Hadaba si gabarta u hesho gariirka raaxada(U Bislaato ,Kacsi La Ooyso) waxaa muhiim in marka ninka dareemihiisa kiciyo si gabarta u dareento in qofka sidaa loo dareemayo tahay iyada .

Codka ninka waxaa xusid mudan in dareenka gabarta uu kiciyo isla markaana sara u qaado kacsigeeda isaga oo codka xam­xam leh ugu sheekeynaya iyadoo hadii uu si wacan ula fara­cayaaro isaga oo xoogga saaraya goobaha ay ka kacsato waxa ay keeneysa in dhan­dhanka gariirka galmada hesho marka weerarka galmada uu bilaawdo .

Adeegsiga faraha iyo bishimaha adiga oo ku xoq­xoqaya goobaha dareenka badan ee gabarta ay ka kacsato waxa ay keeneysa in ay gariirka galmada ay hesho taasi oo ah midda aad u raaxo badan.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Hadii aad sidaan sameysid Adiga iyo naagtaada Halmar ayaad isla biya baxeysiin
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-12T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Hadii aad sidaan sameysid Adiga iyo naagtaada Halmar ayaad isla biya baxeysiin



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments