Daawo Dumarka oo Ka Xanaaqa galmada lagu bar-gooyo

Daawo Dumarka oo Ka Xanaaqa galmada lagu bar-gooyo


ADVERTISEMENTS
Ha U Qaadan In Aad Tahay Qaamuus: Ha isu maleyn adiga oo tix raacaya dhowr guur ama aqriska buugaagta iyo bogaga ka hadla aqoona sariirta in aad ku noqoneyso xariif ku xeel dheereeya xariirka nolosha sariirta oo ku xeel dheer qaabka l kiciyo dareenka haweeneyda ogoow wax haweeney kicinaya dareenkeeda raaxana u ah in mid kale uusan u aheyn , qurbo magazine waxa ay ku leedahay isku day in aad wax badan ka ogaatid waxa munaasibka ku ah lamaantaada.

2- Xariirkaada Galmo Kama baxsana Noloshaada Maalin Laha Ah : Rag badan ayaa kala sara xariirka sariirta iyo dhibaatooyinka maalmeed ee guriga , balse macal asaf haweeneyda kalama saarto waxa maalintii ka qabsada guriga oo dhibaato ah iyo xariirkaada balse ninyahoow aan xariirfka aheyn ee dhuglaawaha isku day in dhamaadka maalintaada ee lamaantaada ahaato mid wanaagsan oo jilicsan si ciyaar macaan aad u heshid.

3- Xariirka Sariirta Malaha Da`da Howl Gabka: ma jiro wax la yiraahdo da`da weyn ee aan looga hadlin ciyaarta sariirta nin iyo naagba labadaba waxa ay awoodaan in macaan ay ugu raaxeystaan ciyarta bilaa xuduud , kaliya jadwalka cunadaada daji oo cunno caafimaad leh qaado waa hubaal haddii alle kuu qoro adoo 81-sano jir ah ayaad caruur hor leh aabo u noqon kartaa.

4- Jawiga Qaboow Uma Fiicna Ciyaarta: dad badan ayaa aaminsan in heerka heerka kulka guriga ee qaboow uu gacan kageysto xaraarada ciyaarta sariirta balse bil caksi heerka darajada diirnaanta ayaa ah midda ugu fiican oo wax ay dhiiga gacan ka siineysaa in si wacan uu ugu soo shumbo xubnaha taranka taasi oo kuleel u yeeleysa ciyaarta .

5- Ciyaarta Ma Fiicna Habeenkii : ma og tahay in hormone-ka Aldosterone ee jirkaada ku jiro uu saro u kacayo %40 aroortii iyo marka qoraxda dhaceyso ee habeenkii sida darteed waqti cayimin ha u sameyn ciyaarta kaliya habeen ha ku ekaan ee aroortii iyana xaraarad ayay leedahay.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Dumarka oo Ka Xanaaqa galmada lagu bar-gooyo
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-02T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Dumarka oo Ka Xanaaqa galmada lagu bar-gooyo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:30 AM and have 0 comments