Cristiano Ronaldo oo ku qabsaday qof aan caadi aheyn oo u muuqaal eg Irina Shayk.

Cristiano Ronaldo oo ku qabsaday qof aan caadi aheyn oo u muuqaal eg Irina Shayk.


ADVERTISEMENTS
Cayaaryahanka Kubadda cagta u dhashay Portugal una cayaara kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa ku qabsaday gabar model ah oo xayeysiisa dharka dabaasha oo lagu magacaabo Kristina Peric taas oo kasoo jeeda dalka Serbia. 

Gabadhaan modelka ah ayaa waxey u egyahay oo aan laga aqoon haweeneydii uu horey Ronaldo ula socdan jiray mudada dheer ee Irina Sheyk taas oo u dhalatay Ruushka balse ay kala hareen Ronaldo balse haatan la socota ama la saaxiib ah jilaaga Hollywood ee lagu magacaabo Bradley Cooper.

Ronaldo ayaa isagu ka helo inuu la socdo haweenka kuwa modelka ah ee quruxda badan balse xeriirkooda ma noqdo mid guuleysta sababtoo ah Ronaldo waxey ku eedeeyaan dumarkaasi inuusan u dhaqmin sida shaqsi lacag haysta oo caan ah ee uu dhaqmo sida nin cayaalka xaafada ah. 


RIIX HALKAAN KA FIIRSO MUUQAAL AYAGOO BAASHAALAAYO


waa qof kacsanee




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Cristiano Ronaldo oo ku qabsaday qof aan caadi aheyn oo u muuqaal eg Irina Shayk.
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-20T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Cristiano Ronaldo oo ku qabsaday qof aan caadi aheyn oo u muuqaal eg Irina Shayk.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments