6 XAALADOOD OO SAL DHIG U AH INAAD JIIFATID DHAR LA,AAN.

6 XAALADOOD OO SAL DHIG U AH INAAD JIIFATID DHAR LA,AAN.


ADVERTISEMENTS
6 XAALADOOD OO SAL DHIG U AH
INAAD JIIFATID DHAR LA,AAN.
- Inaad seexatid dhar la,aan
waxeey dhiiga u ogolaata inuu si
fudud u qul qulo.
- Dhar la,aanta la seexdo waxeey
u fiican tahay dadka hurdo
xumida heeysato.
- Waxeey meel ku ool ka dhigtaa
oo da dajisaa horumarka hawada
maqaarka si aan kala go laheyn.
- Markaad jiifto, waxaa jiro
wareeg siideeyn oo lid ku ah
duqooyga hormoonka. Inaad
dharka ku jiifatid waxeey
arbushtaa wareegaas
- Gabdhaha waa ineey ogaadan in
dhar la,aanta eey u wanaagsan
tahay qeebahooda u goonida ah.
Iyadoo eey caadi tahay in xoogaa
bakteerio iyo qamiiris uu qofka
yeesho, hadana kuleelka saa,idka
wuxuu sii saa,idiya ineey koraan
bakteeriyadaas iyo qamiiriskaas,
taasna waa qatarteeda. Marka
leeri oo hawo isi sii adigoo dhar
la,aan seexanaayo.
- Dadka xaaska ah, ineey
seexdaan dhar la,aan waxeey sii
hagaajisaa xiriirkooda.



W:Q/ Shukri dadir

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: 6 XAALADOOD OO SAL DHIG U AH INAAD JIIFATID DHAR LA,AAN.
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-12T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
6 XAALADOOD OO SAL DHIG U AH INAAD JIIFATID DHAR LA,AAN.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments