10 Bilood jir noqotey tan dunida ugu buuran (Daawo imtixaanka heysta)

10 Bilood jir noqotey tan dunida ugu buuran (Daawo imtixaanka heysta)


ADVERTISEMENTS
Juanita Valentina Hernandez, hadda waa 10 bil jir, waxayna ku miisaan tahay ilmo Shan sano jir ah, taasoo murugo iyo walaac ay ku abuurtay hooyadii dhashay oo magaalada Libano Tolima ee dalka Colombia kaga soo haajirtay si daweyn ay ugu hesho gabadheeda.
Gabadhani yar oo miisaankeeda hadda yahay 44lb -ama 20kg, miisaankaasi oo qiyaas ahaan ah caruurta shan sano jirka ah.

Dhaqaatiirta dalka Colombia ayaa la yaabay culeyska iyo miisaanka gabadhan 10 bil jirka ah ee sii faafeysa, taasoo ay ku tilmaameen mucjiso.

Koox ku takhasustay cayilka iyo ka hortagiisa ayaa bilaabay baaritaan iyo daweynta gabadhan yar si loo ogaado waxa sababay miisaanka intaasi la eg ee gabadhan yar fuulay.

RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: 10 Bilood jir noqotey tan dunida ugu buuran (Daawo imtixaanka heysta)
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-05T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
10 Bilood jir noqotey tan dunida ugu buuran (Daawo imtixaanka heysta)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:30 PM and have 0 comments