YAANYADA OO LA OGAADAY INAY AAD MUHIIM UGU TAHAY RAGGA.

YAANYADA OO LA OGAADAY INAY AAD MUHIIM UGU TAHAY RAGGA.


ADVERTISEMENTS
YAANYADA OO LA OGAADAY INAY AAD MUHIIM UGU TAHAY RAGGA.

Daraasaad dhawaan la baahiyay ayaa ku talinaya in cunista yaanyada ay hoos u dhigi karto khatarta kansarka ku dhaca qanjirada shahwada ragga.

Raga isticmaala 10 xabo ama in u dhiganta oo tamaandho ah isbuuc waliba waxay hoos u dhigi kartaa 20% khatarta kansarka haleela qanjirada manida ee raga.

Kansarka ku dhaca shahwada raga ayaa ah kansarka labaad ee sida aadka u haleela ragga. ingiriiska kaliya 35,000 oo kays ayaa laga helay halka tiro kor u dhaafayso 10,000 ay u geeriyoodeen kansarka manida ku dhaca.

Kubarada kansarka ayaa ku talinayso joogtaynta cunto isku dheeli tiran taasoo ay ku badantahay tahay khudradda sida yaanyada, ayna ku yaryihiin hilibka iyo xayra.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: YAANYADA OO LA OGAADAY INAY AAD MUHIIM UGU TAHAY RAGGA.
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-06T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
YAANYADA OO LA OGAADAY INAY AAD MUHIIM UGU TAHAY RAGGA.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:30 PM and have 0 comments