Suuqa xaafadda Islii ee Nairobi ayaa maanta caadi ku soo noqday

Suuqa xaafadda Islii ee Nairobi ayaa maanta caadi ku soo noqday


ADVERTISEMENTS
Suuqa xaafadda Islii ee Nairobi ayaa maanta caadi ku soo noqday

Iyado baryahan ay dhibaato ka tagneyd ganacsiga xaafada Soomaalida ay degto ee Islii, 


ayaa waxaa banaan baxyadaasi ay qasaaro kaso gaartay dadka gancsadatada ee xaafada.

Hadabo qasaaraha soo gaadhay iyo waxaa xiga ay damacsanyihin ganacsatada ayaa wariyaha BBC.da Bashiir Maxamed Caato 

waxaa uu ka wareysatay xoghayaha guddiga ganacsatada ee Islii Mr Cumar Xuseen, 


wuxuuna ugu horeyntii weydiiyay bal qasaaraha soo gaadhay dhowrkii malmood ay socdeen banaan baxyada.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Suuqa xaafadda Islii ee Nairobi ayaa maanta caadi ku soo noqday
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-05T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Suuqa xaafadda Islii ee Nairobi ayaa maanta caadi ku soo noqday



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments