sidee kugu kasban karaa kalsooni qofkaan jeclahay

sidee kugu kasban karaa kalsooni qofkaan jeclahay


ADVERTISEMENTS
sidee kugu kasban karaa kalsooni qofkaan jeclahay

sida aan ugu kasban lahaa qof aan jaclahy maxay noqoqn kartaa 


walalaayal ila taliya aad baad ugu mahadsan tihiin talooyinka aad u soo gudbisaan bulshada soomaaliya ku dhaqan dalka iyo dibaddaba

Jawaabta

qofka aad jeceshay waa inaad saxdaa wadada jacaylka taas oo ah guur laakin jacayl been been wuxuu kugu ridaa god mool ah, 

qofka waxaa lagu kasbadaa wanaag iyo samaan akhlaaq fiican hadal qiime badan



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: sidee kugu kasban karaa kalsooni qofkaan jeclahay
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-28T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
sidee kugu kasban karaa kalsooni qofkaan jeclahay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments