Sidee baan ku kasban karaa ruuxa aan jeclahay talo i siiya

Sidee baan ku kasban karaa ruuxa aan jeclahay talo i siiya


ADVERTISEMENTS
Sidee baan ku kasban karaa ruuxa aan jeclahay talo i siiya

Waxaan doonayaa in lageygala taliyo sidaan ku kasban karo ruuxa aan jeclahay aad baad u mahadsan tihiin thanks gaaloos.com

jawaabta 

waxaad ku kasban kartaa qofkaad jeceshahay

adigoo isku jilciya wuxuu jecelyahay aad u sameyso aan ka aheyn xaaraan inaan ku dhaqaaqdo iska xaaraanta adigoo is dhahaayo qofkaan wuxuu jecelyahay usameey

qofkaad jeceshahay hadalo xushmad leh kula hadal oo soo jiidasho leh

mar walbo isku soo qurxi dharka kuugu wanaagsan wax indha qabad leh oo fiican styleka iska soo sax

qeebta hoose ka akhriso war bixin aan horay ugu diyaarinay

halkaan riix 



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sidee baan ku kasban karaa ruuxa aan jeclahay talo i siiya
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-29T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sidee baan ku kasban karaa ruuxa aan jeclahay talo i siiya



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:30 AM and have 0 comments