sida loo xado password facebook

sida loo xado password facebook


ADVERTISEMENTS
Baarnaamij adigoo isticmaaleen Cinwaan walba oo e-mail ah 10 daqiiqo gudahooda ku jabso… laakiin hal arin iga balan qaad in aadan u isticmaaleen Muslimiinta dhamaan iyo dadka aad jeceshahay sida waalidkaa walaalaha iyo asxaabta  waa qaab easy ah welcome sii gal hee

Si fiican u aqri tilabooyinkan
waa easy waad sameyn kartaa hadii aad tahay macquul


1- Marka hore waxaad warqad u dirta qofk aad rabto in aad ka xado cinwaanka

2- warqada waxaad rabto ku qor salaan iwm

3- markii jawaab aad hesho warqada kuu imaata ha furin

4- cinwaankaaga xir

5- computerka dami

6- soo kac kadibna soo wado 4 saaxiibadaa ah

7- waxaad imaata qofka aad rabto in aad cinwaankiisa jabsato gurigiisa

8- 3 mar ul madaxa uga dhufo

9- si ratiib ah u weydii passwordka cinwaankiisa

10- hadii uu sheegi waayo 6 mar oo kale ku dhufo

11- markaa waxaan filaa i fudud ayaad ku helee passwordka



THanks :

Dhibka hala daayo somaaliyeey Nabad


ila daawo heestan macaaan Eliss iyo Bastanaak



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: sida loo xado password facebook
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-12T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
sida loo xado password facebook



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments