Seelogarta qof kacsi haayo

Seelogarta qof kacsi haayo


ADVERTISEMENTS
Waxaa la tilmaamaa in jaceylka ragga uu ku yimaado aragtida koowaad durbana uu jaceylka ku dhaco iyaga oo ka amar qaadanaya indhaha balse haweeneyda waa ka duwan tahay waxa ayna ninka ay jeclaaneyso ka raadisaa tilmaamo gaar ah oo muuqaalka kore ma eegaan .

Warbixintaan ayaan ku soo koobeynaa tilmaamo ay haweeneyda ka eegto ninka ay wax la wadaageyso

*Wanaagga Iyo Daryeelka : waxa ay haweeneyda dooneysaa nin ka sameysan wanaag aadna u wanaajiya la macaamilka haweeneyda , wax ay dooneysaa in shaqsiga uu u noqdo saaxibka dunida ugu fiican mar walibana garab taagaan

* Caqli : maskaxda wanaagsan waa tilmaamaha ay haweeneyda ay ka baadi goobto ninka , waxa ay ka heshaa nin ay mar waliba wax ka baraneyso


* Nin Weji Furan Oo U Nugul Kaftanka: ninka xiisaha leh haweeneyda aad ayuu u soo jiitaa walibana leh hadalada macaan iyo kaftan aan ka bad badiska aheyn , hadiiba aad awooddo in aad ka qosliso haweneyda aad sheeko wadaagga tihiin dhab ahaan waxa uu bogga Bulsha ku leeyahay waad soo jiidaneysaa gabartaas




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Seelogarta qof kacsi haayo
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-07T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Seelogarta qof kacsi haayo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:30 AM and have 0 comments