Qisadii nacaska iyo hooyadiisa

Qisadii nacaska iyo hooyadiisa


ADVERTISEMENTS
Qisadii nacaska iyo hooyadiisa.

Nin nacas ahaa ayaa wuxuu soo iibsaday receiver 

wuxuu u tagay hooyadiisa isagoo faraxd ay ka muuqato, 

wuxuu ku yiri hooyo carabdhaw receiver ayaan soo gatey.  

waxay ku tiri lacagta halkeed ka keentay?

wuxuu yiri talefiishanka ayaan iibiyay, 


nacas weynaaday iga dheh talefiishan la'aan miyaa rasiifar wax taraya waa yaab




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Qisadii nacaska iyo hooyadiisa
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-26T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qisadii nacaska iyo hooyadiisa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 AM and have 0 comments