Qiimaha lagu kala iibsado Xoolaha nool ee suuqyada magaalada Kismaayo oo sare u kacay (SAWIRRO)

Qiimaha lagu kala iibsado Xoolaha nool ee suuqyada magaalada Kismaayo oo sare u kacay (SAWIRRO)


ADVERTISEMENTS
Suuqa xoolaha  magaalada Kismaayo waxaa si xoogan looga dareemayaa diyaar garowga ciidul Adxa oo ku beegan maalinta Khamiista ee soo socota

Suuqa xoolaha ee magaalada Kismaayo  xiligaan waxaa ka jiro mashquul aad u xoogan oo loogu jiro kala iibsiga xoolaha Nool ee Ariga iyo Geela.

Wariye ka tirsan Telefishanka Jubbaland oo wasiradaan nasoo gaarsiiyay 

ayaa ku soo waramaya inuu aad sare ugu kacay qiimaha lakala siisto xoolaha, 


gaar ahaana Ariga, arrintaan ayaa loo sababeenayaa CiidulAdxa oo Ariga aad loo qasho.






ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Qiimaha lagu kala iibsado Xoolaha nool ee suuqyada magaalada Kismaayo oo sare u kacay (SAWIRRO)
Posted by:Unknown
Published :2016-09-17T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qiimaha lagu kala iibsado Xoolaha nool ee suuqyada magaalada Kismaayo oo sare u kacay (SAWIRRO)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Unknown, Published at 5:00 AM and have 0 comments

No comments:

Post a Comment