Hadii aad dhaliso labo gool waxaan kusiin doontaa 16 saac oo Galmo ah (Balan qaadkii ugu yaabka badnaa Euro 2016) Xidigee loo sameeyay?

Hadii aad dhaliso labo gool waxaan kusiin doontaa 16 saac oo Galmo ah (Balan qaadkii ugu yaabka badnaa Euro 2016) Xidigee loo sameeyay?


ADVERTISEMENTS
Xiddig ka tirsan xiddigaha xulka Russia ee ka qeyb galaya koobka qaramada Yurub ayaa helay yabooh aad loola yaabay kadib markii gabadha jirkeeda iibisa ee Alina Eremenko ay ugu yeertay 16 saacadood oo galmo ah hadii uu labo gool ka dhaliyo Euro 2016.

Alina Eremenko oo 26 jir ah ayaa loo yaqanaa naaneysteeda Hennesy ,waxaa ay sheegtay in balankaan ay fulin doonto hadii uu Aleksandr Kokorin oo 25 jir ah uu dalkiisa u dhaliyo labo.

Hennesy ayaa sidaan oo kale yabooh horey ugu sameysay xiddig ka ciyaara horyaalka Russia.

Aleksandr Kokorin scored just twice last season and is yet to net at the Euros

Kokorin oo ka tirsan kooxdda FC Zenit Saint Petersburg ayaa mudo bartilmaameed u ahaa kooxdda Arsenal laakiin qiimihiisa ayaa hoos u dhacay markii uu labo gool oo qura dhaliyay xili ciyaareedkii lasoo dhaafay ee 2015/16.

“Hadii aad Euro 2016 ka dhalin karto labo gool, dabcan ana shan gool ayaad iga dhalin kartaa ayey tiri Alina Eremenko oo fariin u direysay xiddigan.

“Hadii aad Russia u dhaliso labo gool waxaan kuu balan qaadaya 16 saacadood oo galmo ah ,dabcan waa labo shaqo culus ayey hadalkeeda ku dartay.

Aleksandr Kokorin ayaan wali ka jawaabin yabooha ka yimid gabadhaan.

Gabadhan Hennesy lagu naaneyso waxaa ay kasoo jeeda magaalada Komsomolsk oo ku taala bariga Russia.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Hadii aad dhaliso labo gool waxaan kusiin doontaa 16 saac oo Galmo ah (Balan qaadkii ugu yaabka badnaa Euro 2016) Xidigee loo sameeyay?
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-17T21:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Hadii aad dhaliso labo gool waxaan kusiin doontaa 16 saac oo Galmo ah (Balan qaadkii ugu yaabka badnaa Euro 2016) Xidigee loo sameeyay?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:30 PM and have 0 comments