guurka raaxada.com

guurka raaxada.com


ADVERTISEMENTS
 Si Xad Dhaaf Ah Ayaan U Jeclahay Waana U Waalanayaa Lakiin Hal Arrin Ayaa Ka Baqayaa
Bulsha:-  Salaama dhamaan akhristayaasha qiimaha badan: Magaceygu waa Balqiiso,waxaan ahay gabar Soomaaliyeed oo aad u xishood badan,haddana waxaan ahay qof uu jaceyl daran la soo dersay.

Waxaan hal guri kuwada nool nahay Wiil uu adeerkey dhalay,hal sano ka hor ayuu Baadiyaha ka yimid,aad ayaan u kaftanaa,waliba si kalsooni ah,Balqiiso ahaan si xad dhaaf ah ayaan u jeclahay,laakiin haddana si un ayaan uga baqaa,Wiilka isaganaa mar waliba i dhaho aan ku guursado anigane taas kama helin oo waxaan dareemayaa naxdin iyo cabsi,marka Asxaabey ila taliya,sideen arrintan u xaliyaa? Jaceylna waa i hayaa,Ninkana waa iska reer Baadiye!!

Waxaan u mahadcelinayaa bahda gaaloos.com oo fursad ii siiyay inaan halkan ku soo bandhigo dhibkeyga.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: guurka raaxada.com
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-05T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
guurka raaxada.com



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:30 AM and have 0 comments