gabdhaha shuunka leh oo kacsi joogta ah leh

gabdhaha shuunka leh oo kacsi joogta ah leh


ADVERTISEMENTS
gabdhaha shuunka leh oo kacsi joogta ah leh

Waxaa keena shuunka urka badan marka ay gabadha kastuumo qaadanayso oo ciriiri ah aysan badallaynin mar kasta, 

waayo cambarka wuxuu soo daayaa dhacaan, sidoo kale meesha aad bay u kulushahay, marka timaha ay bataan si daran ayuu u dhididayaa bahalka naagta, 

markaas qurmuun daran ayuu soo deeyaa, waxaa laga yaabaa inuu nabro u keeno meesha iyo cuncun,

 waxaa habboon gabadha inay shuunkeeda xiirto bishiiba hal mar, 

naagaha way ku kala duwan yihiin timaha shuunka,

 hablo waxaa jira timo shug ku leh bartaas, astaamaha lagu garto hablaas waa xaadada jirka iyo bushinta kore ayay ku leeyihiin xaad sida shaarbaha oo kale, ama gacmaha ayay xaad ku leeyihiin iyo lugaha, gabdhaha shuunka badan leh dabada xitaa waa ka leeyihiin timaha hoose, waxaa kaloo lagu gartaa suniyahooda way isku darsan yihiin, marka nadaafadda waa inay ku dadaalaan, 

hablahas, sidoo kale marka ay bataan timaha hoose waxay yareeyaan dareenka gabadha, waxaa laga yaabaa inay timahaas ku dhalato injir, way jiraan naago bisqinta injir ka gashay, 

dadka soomaalida haweenka way ku caayi jireen waxay dhihi jireen shuun dheer naagta la caaynayo.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: gabdhaha shuunka leh oo kacsi joogta ah leh
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-28T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
gabdhaha shuunka leh oo kacsi joogta ah leh



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 AM and have 0 comments