Gabar quraan xafidsan guurkeeda waxa laga helo

Gabar quraan xafidsan guurkeeda waxa laga helo


ADVERTISEMENTS
Gabar quraan xafidsan guurkeeda waxa laga helo

Ma ogtahay gabadha quraanka taqaano inay barakaysan tahay ubadkeeda inay noqonayaan ubad quraanka barakadisa ay soo gaarayso, 

waxaa la sheegay naagta marka ay uur bixiso uurjiifkeeda inuu dareemayo quraanka ay akhrisanayso, 

sidaa awgeed ha ahaato ujeeda ugu weyn aad naag ku guursanayso xifdiga quraanka kariimka, waa la heelaa gabdho badan soomaali ah oo quraanka xafidsan, 


naagta marka ay quraanka xafidsan tahay waxay jeceshahay inay mar kasta akhrisato ilmahana hooyada ayay ku daydaan ilmahaaga waxay jeclaanayaan akhriska quraanka.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Gabar quraan xafidsan guurkeeda waxa laga helo
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-01T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabar quraan xafidsan guurkeeda waxa laga helo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:00 PM and have 0 comments