Deg Deg Daawo Muqaalka: 19 jir Hooyadiis U Dilay Kadib Markii ay Galmo U Damaaciday

Deg Deg Daawo Muqaalka: 19 jir Hooyadiis U Dilay Kadib Markii ay Galmo U Damaaciday


ADVERTISEMENTS
Wiil yar oo 19 sano jir ah oo uu dhaley Bilyaneerka caanka ah ee Ruushka u dhashey Mogul Igor Sosin ayaa si naxdin iyo arxan darro ah qudha uga jarey Hooyadiis, kadib markii sida uu sheegay ay isku dayday in ay Galmo la sameyso wiilkeeda yar.

Wiilkan oo lagu magacaabo Egor Sosin oo isaga qudhiisu Bilyaneer ah hanti aabihiis awgeed, ayaa isagoo sharraxaya sidii uu u dilay hooyadiis oo lagu magacaabo Novikova-Sosina waxa uu yiri “””Waxaan ka garaacey wejiga, ugu yaraan 20 feer ayaan la dhacey, waxeyna ahaayeen kuwa xooggan, waan ooynayey markii aan garaacayey, waxaanna ahaa mid ka warqaba in uu dilayo hooyadiis, waxaan sidoo kale ka qaniinay qoorta qeybteeda midig illaa aan dareemay dhiig afkeyga ka buuxsamey, waxaan sidoo kale arkayey dhiig ka qulqulaya wejiga hooyadey, feerkeyga awgiis, balse ugu yaraan Saacad barkeed ayaan jil-jilayey si aan u hubiyo in ay dhimatey anigoo weliba ku qanacsan





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Deg Deg Daawo Muqaalka: 19 jir Hooyadiis U Dilay Kadib Markii ay Galmo U Damaaciday
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-18T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Deg Deg Daawo Muqaalka: 19 jir Hooyadiis U Dilay Kadib Markii ay Galmo U Damaaciday



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments