DARAASAAD:- Filimada Galmada ee ladaawado oo laga qaado cuduro maskaxeed

DARAASAAD:- Filimada Galmada ee ladaawado oo laga qaado cuduro maskaxeed


ADVERTISEMENTS
DARAASAAD:- Filimada Galmada ee ladaawado oo laga qaado cuduro maskaxeed

Waa Digniin ku socoto dadka daawada filimada anshax xumada ah. Daraasaad Cusub ay sameysay jaamacad ku taala wadanka mareykanka ayaa sheegtay in wasmada badan ee la daawado laga qaado cuduro ku dhaco maskaxda ay na u darantaya raga iyo dumarka iney daawadaan wasmada video-ga lasoo duubay. taasoo wax u dhimeyso maskaxda.

Waxey kaloo sheegeen culumadaan iney dhibaato ku keento qofka wasmada badan daawada mustaqbalka inuu gabo kacsiga dhamaan. Taas ugu danbeyn qaniis ka dhigeysa nina wasmada badan daawada iyo waliba haweenkana waa lamid.

Shabakada gaaloos.com oo idin soo tarjuntay war bixintaan mar walbana diyaar idin kula ah in ay idin ka haqab tirdo u adeega bulshada iyo qooyska intaba.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DARAASAAD:- Filimada Galmada ee ladaawado oo laga qaado cuduro maskaxeed
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-26T21:09:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DARAASAAD:- Filimada Galmada ee ladaawado oo laga qaado cuduro maskaxeed



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:09 PM and have 0 comments