ADVERTISEMENTS
Dalwada Ethiopia oo Qashinka kudaraysa 69 Milyan oo Condom/ Cinjirka Galmada Loo Adeegsado iyo khataro Caafimaad 

Xukuumada Dalka  itoobbiya  ayaa  kudhawaaqaday  in  ay Qasinka kudaraysay  in Kabadan  69  Milyan  oo  Cinjirka  Galmada Loo Adeegsado ee  kondomms-ka  ah    Kadib Markii la Ogaaday  in  aanu Lahayn Tayo      Adag     Waxana la Ogaaday in Cinjiradaasi  Dhamaantood Dilaacaan Wakhtiga La Adeegsanayo  taas oo Khatar Caafimaad oo Wayn Keentay.



 Qarashka  Lagu Sameeyay   Cinjiradan  Galmada Loo Adeesado  ee kondam ka  ayaa  Waxa  lagu Qiyaasay    2 Milyan oo Dallar Waxana  Samaysay Shirka Laga Leeyay Waddanka  Hindiya,   Sida  uu Sheegay Wasiirka  Caafimadka  Waddanka Ethiopia Kebede Worku   Cinjiradan ayaa  Khatar Cafimaad oo Wayn Sababi Kara Hadii Lasii Wado Adeesigooda.

   Dhan  kalana Shirkada Samaysay Cinjiradan ayaa  Dhaleecaysay Go,aanka Waddanka Itoobiya  iyada oo kutilmaantay  Dhaqaale  Dhabar Jab kunoqon kara SHirkada  Samaysay  kondam -ka Ladaadinayo.

 Haayadaha Qaramada  Midoobay  ee  Kahortaga Xanuunada Faafa ee Sida  TB-    iyo  HIV ayaa Maaligalisay Bixinta  Qarashan lagu Soo Sameeyay  Cinjiradan Laqubayo  Waxana  Rabay   in Looqaybiyo  Dadka  Waddanka Itoobiya  Si  Looga Hortago Xanuunada Faafa.

  Waddanka  Itoobiya  ayaa  Waxa  Sannadkii   2016    Labukay Xanuunka   HIV  76500  Qof  Sidoo  kale Waxa Caasimada  Addis Ababa  Kor  Ukacay Haweenka Jidhkooda   Kaganacsada.


  Cinjirka   Kondomka ayaa Waddanka Itoobiya looga Sii  gudbiyaa   Deegaanada Somalida  oo Qaab Ganacsi ah loogeeyo  Waxana   uu Leeyay  Khatarteeda in  Cinjir aan  Tayo Fiican lahayn  lagayn karo  Deegaanada  Somalida   




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title:
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-14T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments