Daawo Yaabka – Wiil Markii La Kufsaday Kadib Naag Isku Badalay – Qiso Wareer Badan

Daawo Yaabka – Wiil Markii La Kufsaday Kadib Naag Isku Badalay – Qiso Wareer Badan


ADVERTISEMENTS
Daawo Yaabka – Wiil Markii La Kufsaday Kadib Naag Isku Badalay – Qiso Wareer Badan !
Gabadhaan ayaa nooleed nolol mugdi ah kahor inta aan la kufsan taas oo keentay in ay ka baxdo noloshii mugdiga aheyd una baxdo nolol wanaagsan oo ay ku xaqiijisay ay naag tahay.

Sandy ayaa yaraanteedii u nooleyd iyadoo reerkeeda u xisaabsaneyd in ay tahay wiil balse iyadaa ka sheekeyneysa markii aan soo qaangaarayay aniga waan isku dhex yaacsanaa, halka wiilashu gabadhaha ka xiiseeyaan aniga waxaan xiiseyn jiray ragga oo aan jeclaan jiray, nolo xun ayaan noolaa waxaan ahay ayaan garan weysnaa, gudaha ayaan ka ogaa in aan ahay gabadh wiilasha ayaa i gaadgaadi jiray oo igu dhihi jiray waa maxay adigu ma dumar baa tahay.

Kufsigeygii kadib ayaan hubsaday in aan ahay qof dumar ah, markaas ayaan usoo leexday in aan sidi gabadh u noolaado.

Dadkaan ku dhasha iyagoo labada jinsi u dhaxeeya ayaa caalamka kusoo badanaya waxaana inta badan dhaqaatiirta u badalaan xaggga dumar iyo rag hadba uu ruuxaas u dhawyahay .

GUJI HALKAAN EE DAAWO



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Yaabka – Wiil Markii La Kufsaday Kadib Naag Isku Badalay – Qiso Wareer Badan
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-06T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Yaabka – Wiil Markii La Kufsaday Kadib Naag Isku Badalay – Qiso Wareer Badan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments