Daawo Sawirada : Mucjiso hawada ku qabsatay Shirkada Diyaaradaha Lufthansa & Shaki balaaran oo jira !!

Daawo Sawirada : Mucjiso hawada ku qabsatay Shirkada Diyaaradaha Lufthansa & Shaki balaaran oo jira !!


ADVERTISEMENTS
Daawo Sawirada : Mucjiso hawada ku qabsatay Shirkada Diyaaradaha Lufthansa & Shaki balaaran oo jira !!
Hadal heeynta ugu badan warbaahinta dalka Jarmalka ayaa noqotay Shimbiro raxan raxan u socda oo dhaawacyo u geesatay mid ka mid ah Diyaaradaha shirkada Lufthansa oo ka soo duushay magaalada Mallorca ee dalka Spain .

Shimbirahaan ayaa qaarkood waxeey galeen ama ku dhaceen marwaxada Diyaarada qaasatan dhanka Baalasha . Arinta ugu yaabka badan ee iminka la baarayo ayaa waxeey tahay Shimbir dhaawac adag u geesatay afka hore ee Diyaarada taas oo shaki weyn ku abuurtay Hay´adaha amaanka gaar ahaan kuwa hawada dalka Jarmalka .

” Shimbirtu ma ahan Bir ama wax adag balse waxaa la yaab nagu noqotay dhawaaqa iyo sida ay u dhaawacday afka hore ee Diyaarada waxaana u maleenay Madfac ama gantaal dhulka laga soo tuuray : Sidaas waxaa yiri Richard Helmut oo Diyaaradaan Duuliye ka ahaa ”

Diyaaradii Shimbiraha dhibaateeyeen ama dhaawaceen oo u socotay magaalada Dusseldorf ee dalka Jarmalka ayaa waxaa si deg deg ah loogu soo dajiyay garoonka Diyaaradaha magaalada M√ľnchen ee isla gudaha dalka Germany .





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Sawirada : Mucjiso hawada ku qabsatay Shirkada Diyaaradaha Lufthansa & Shaki balaaran oo jira !!
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-19T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Sawirada : Mucjiso hawada ku qabsatay Shirkada Diyaaradaha Lufthansa & Shaki balaaran oo jira !!



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments