Arrimaha Ugu Muhiimsan Isku Diyaarinta Ciyaarta Sariirta. ”Sir Muhiim ah”

Arrimaha Ugu Muhiimsan Isku Diyaarinta Ciyaarta Sariirta. ”Sir Muhiim ah”


ADVERTISEMENTS
Wax Walbo Ku saabsan Arimaha Bulshada Wan idin soo gudbin donaa inshaa alah Habeen Iyo Maali .
Xumaana ma ahn wa wax ku saabsan Cafimaadka dad ba u qaata xumaan,
thnks dhamaantiina ,

In marka hore nafta laga fogeeyo mashquulka iyo muragada waana wax yaabah as-aasiga u ah shaqada baashaalka macaan , sidoo kale waa in jirka ahaado mid fir fircoon maxaa yeelay jirka oo daalan waxa uu wiiqayaa macaanka baashaalka .


Goobta kulanka uu ka dhacayo waa in uu ahaado goob degan oo aysan jirin wax keeni kara in baashaalka wiiqmo .
Waa in uu jiro yool (ujeedo) laga leeyahay in macaanka baashaalka la gaaro , sidoo kale in baashaalka lagu bilaabo hadal dabacsanaan , baashaal fara ka cayaar.
Waxaad samaysaa inta ay is diyaarinta wado kolka ay soo dul istaagto sariirta iyadoo qolka qeyb kamid ah ka labisanaysa waxaad la qeybsataa intay badalashada kujirto hadalo sii kicin kara iyada una muujin kara in caawa aad iyada aad iyo aad ugu kulushahay la qaado farxada kadib far.
Laacib36.com   Wax Walbo Ku saabsan Arimaha Bulshada Wan idin soo gudbin donaa inshaa alah Habeen Iyo Maali .
Xumaana ma ahn wa wax ku saabsan Cafimaadka dad ba u qaata xumaan,



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Arrimaha Ugu Muhiimsan Isku Diyaarinta Ciyaarta Sariirta. ”Sir Muhiim ah”
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-08T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Arrimaha Ugu Muhiimsan Isku Diyaarinta Ciyaarta Sariirta. ”Sir Muhiim ah”



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments