wadaniga dhabta ah sidee lagu garta?

wadaniga dhabta ah sidee lagu garta?


ADVERTISEMENTS
Sidan wada ognahay marar badan waxan aragna rag ama dumar sheeganayo magaca Wadani ayako so xeranayo labiska hidaha iyo dhaqanka dalkena akhristow 


manta waxa su.aal ah qofka maku noqonkara Wadani isago so xerta dareeska hidaha iyo dhaqanka 


misane sawiro kuso galo sona dhigo goobaha internet-ka ? 


Ma umalaynayo waqtigan hada anu jogno inu jiro qof qaadankaro magaca 


Wadani wayo kaso bilaw dhalinyarada ilaa waayelada shaqsi majiro 


manta dalka xita wax ugu qabtay hal kalmad iska daa hanti xoog iyo awoot intaba lagama haayo. 


LASOCO QEYBTA XIGTA. W/Q:SHABEELOW




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: wadaniga dhabta ah sidee lagu garta?
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-10T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
wadaniga dhabta ah sidee lagu garta?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments