VIDEO: Qaabkii uu u dhacay weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama & Meydadka..

VIDEO: Qaabkii uu u dhacay weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama & Meydadka..


ADVERTISEMENTS
Muuqaallo laga soo duubay weerarkii shalay ay Al-Shabaab gudaha ugu gashay Hotelka Maka Al-Mukarama ayaa muujinaaya inuu ahaa weerar xoogan oo hubka kala duwan ay ciidamada dowladda u adeegsadeen sidii ay ula wareegi lahaayeen dhismaha Hotelka iyo badbaadinta dadkii lagu dhex haystay.

Dhanka kale Dowladda Federaalka ayaa soo bandhigtay meydadka kooxihii weerarka geystay oo tiradooda uu ku sheegay Wasiirka Warfaafinta Shan ilaa Lix qof, hase ahaatee sawiradan ay ka muuqdaan meydka Sedax qof kaliya.

RIIX HALKAAN KA DAAWO



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: VIDEO: Qaabkii uu u dhacay weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama & Meydadka..
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-05T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
VIDEO: Qaabkii uu u dhacay weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama & Meydadka..



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:30 AM and have 0 comments