Somali weyn ayaa la rabaa hadda maxaad dhihi lahayd

Somali weyn ayaa la rabaa hadda maxaad dhihi lahayd


ADVERTISEMENTS
Farmaajo oo ka mid ah dadka musharaxiita sanadkan 2016 wuxuu rabaa inuu ka noqdo soomaali madaxweyne, 


marka adiga codkaaga yaad siin lahayd, 


sidoo kale madaxweynaha soomaali maxaa la rabaa inuu noqdo, 


taas ma inoo msheegi kartaa, waxaan kaa rabnaa inaad noo soo qorto ra'yigaaga aad ka aaminsan tahay dad musharaxiinta cusub 


sida farmaajo oo kale iyo kuwa kale aad taqaano, 


xitaa naagta isasoo sharaxday markii ugu horraysa taariikhda soomaali faadumo dayib, 


soo qor hadalaaka comment ahaan.

Somali weyn ayaa la rabaa hadda maxaad dhihi lahayd





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Somali weyn ayaa la rabaa hadda maxaad dhihi lahayd
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-22T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Somali weyn ayaa la rabaa hadda maxaad dhihi lahayd



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:30 PM and have 0 comments