Sedex Arin Oo Dila Xaraaradda Kulanka Naxariista Ee Labada Lamaane Ee Iska Ilaali.

Sedex Arin Oo Dila Xaraaradda Kulanka Naxariista Ee Labada Lamaane Ee Iska Ilaali.


ADVERTISEMENTS
Sedex Arin Oo Dila Xaraaradda Kulanka Naxariista Ee Labada Lamaane Ee Iska Ilaali.

Xariirka nolosha sariirta ayaa ka mid ah tiirarka ay ku tiirsan tahay asaaska guriga lamaaanaha , waxaana jira kara qaladaad labada dhinac ka dhaca taasi oo wasaqeyn karta hanaan socodka nolosha sariirta

Si loo helo nolol sarriireed oo ku dhisan dareen sareeya waxa ay ishadunida.com ku siineysaa talooyin aad kaga hor tagi karto fashil ku yimaada kulanka naxariista

Xal U Raadi Biyaha Durba Soo Boodaya : biyaha deg deg ragga uga yimaada ama haweeneyda ayaa saameyn ku yeesha hanaan socodka kulanka waxa ayna niyad jab ku riddaa labada dhinac waxa ayna taasi ku badan tahay ragga .

Hadaba si looga hor tago waxaa ninka ku haboon in uu sameeyo jimcsi , qaato cunooyinka naqafada leh , in aadan damac ku galin adiga oo niyad ahaan ama jir ahaan daallan , haddii dhibkaada uu intaas ka weyn yahay la xariir taqt

* Hurdo Ku Carar : waxaa jira rag durba hurdo u carara marka ay sidas u dhamaato ciyaarta taasina waxa ay niyad jab ku riddaa xaaska ee ninyahoow iska daa habkaas oo ogoow lamantaada sheekooyin iyo gacmo gacmeyn ayay u baahan tahay waayo waa laba kacleysaa oo tii hore mid ka macaan ayay dareentaa.

* In Wadahal La Helo : inta kulanka naxariisto lagu jiro waa in uu jiraa farriin ka baxsan midda jirka oo ay labada dhinac is weydaarsadaan hadalo ku saabsan hanaanka tusaale in lamaantaada aad weydiiso in habka aad u wax u waddo ku dareemeyso nafis waayo waxaa suura gal in ay aysan gaariga kula wadin , ogoow ayay ishadunida.com ku leedahay aamusnaanta xilliga kulanka waa dilaaga dhadhanka kulanka naxariista.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sedex Arin Oo Dila Xaraaradda Kulanka Naxariista Ee Labada Lamaane Ee Iska Ilaali.
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-25T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sedex Arin Oo Dila Xaraaradda Kulanka Naxariista Ee Labada Lamaane Ee Iska Ilaali.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments