raaxada malabyarowga

raaxada malabyarowga


ADVERTISEMENTS
Kusoo Biir Facebook Badweyn oo ah Facebook/Badweyncom

Ragga ayaa ku kala duwan goobaha ay ka helaan macaanka raaxada, balse waxaa jira goobo la isku raacay oo ragga oo idil ay ka helaan macaanka baashaalka .
Goobta ugu horeeysa ee ragga ay ka helaan raaxada waaliada ah ayaa ah dhagaha , waxa ayna baarayaashii hore ee shiinaha ku tilmaameen dhagaha in ay u dhigmaan guud ahaan xubanaha jirka

Haweenka ayaa lagula talinayaa in ninka ka kiciyaan dhagaha iyaga oo si tartiib ah ugu xanta-xanteynaya faraha halka qeybta dambe ee dhagta ka marinaya carabka ama ku xanta-xanteynaya bishamaha , iyadoo markaas uu ninka si weyn ugu kacsado codka neefsiga iyo shanqarta xaax-xaada ah ee gabadha ka soo baxeyso .

Goobta labaad ee ragga oohinta kacsiga kaga timaado ayaa ah bishamaha , waxaana bishinta loo yaqaan wadaadka jaceyl ee u dhaxeya labada lamaane .
Mantiqada sedexaad ayaa ah xabadka(shafka) waana goobta ragga ugu jecel yihiin in looga raaxeeyo , waxaadna ogataa in ragga sida dumarkii in iyana ka kacsadaan ibta naaska , waxaana ayna ugu jecel yihiin marka carabka looga salaaxo .

Goobta afaraad ah malabyarowga ninka: goobta ugu daran ee ninka ka kacsado ayaa ah malabyarowga gaar ahaan qeybta hore , waxa uuna dareenka xad ka baxda ah uu qaadaa marka si tar tiib ah loogu salaaxo calaancasha gacanta.



Ugu dambeyntii waxaad ogataa in kacsi xad ka bax ah ayna ku jirto haar ka imaanaya ninka waxa ay ku jirtaa qeybta Somalida u taqaan sharqaanka hoose , waa goobta ka hooseesa xaniinyaha , wana goob leh in yar oo xaad jilicsan , haddii ninka meeshaas laga salaaxo kuma iloobayo biyo badanna waa uu soo tuurayaa .



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: raaxada malabyarowga
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-18T17:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
raaxada malabyarowga



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:30 PM and have 0 comments