Raaxada galmada Wasma casriya dawo

Raaxada galmada Wasma casriya dawo


ADVERTISEMENTS
Xariirka labada lamaane ayaa u baahan in uu noqdo mid isu dheeli tiran kuna tiirsan is caawin labada lamaane ah.

Waxaa jira falal uu ninka sameeyo taasi oo qal qal gilineysa isu dheeli tirnaantii sida ay xaaska u aragato taasi oo ugu dambeyn keeni karta qilaafaad

Hadaba dhaqanadaas ayay Masrax.net tilmaameysa in ay si weyn uga careysiiyaan lamaantaada waxaana ka mid ah .

1- Marka Uusan Ninka Fahmeyn Waxa Ay Lamaatiisu Leedahay : waa hubaal haweenka inta badan lama fahmo rabitaanadooda illaa ay toos u yiraahdaan mooyee , sidaas oo ay tahay waxa ay doonayaan in saygeeda noqdo mid awooda in uu aqriyo wajigeeda ee ay dooneyso iyadoo aan toos u sheegin

Hadaba ninyahoow ku dadaal in aad fahanto dabeecadda lamaantaada iskuna day in aad kor ka aqriso wajigeeda .

* Ninka Bilaa Hadiyad Ah : ragga qaar ayaa u haysta in kaliya hadiyadda ay timaado marka ay dood dhex marto labada lamaane si ugu yaraan gacalisadooda u qanciyaan ama inta haasaawaha jaceyl lagu jiro balse waxa ay Masrax.net ku leedahay ninyahoow waa qaldan tahay kulammaa aad awooddo gacalisada u keen hadiyad waayo kalgaceylka ayay sii xoojisaa

RIIX HALKAAN SI AAD UDAWATID MUUQAALKAAN



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Raaxada galmada Wasma casriya dawo
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-21T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Raaxada galmada Wasma casriya dawo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments