naagaha jaceyl galmada gadal

naagaha jaceyl galmada gadal


ADVERTISEMENTS
Waxaa jira sedex arin oo u sabab
u ah qaylada haweenka ka soo
yeerta xiliga ciyaar sariireedka
gaar ahaan marka
malabyarowga uu ku dhex
mirqo , waa ayna ku kala duwan
yihiin haweenka arintaan
maadaama ay jiraan kuwo
aysanba cod ka soo bixin xiliga
ciyaarta .
Hadaba waxa ayna haweenkaas
u kala qeybin karnaa marka jugta
weyn socota ilaa sedex oo kala
ah Haweeney Qaylisa , Haweeney
Taahda (Hinraag)(Haarta) iyo
Haweeney Aamusan.
Waxaadna qorshaha ku
darasataa in aan la xakamyen
karin ama la qarin karin codadka
xiliga ciyaarta waayo
maxaayeelay si dabiici ah ayay ku
yimaadaan.
Waxaana lagu soo koobi karaa
qaylada haweenka xiliga kulanka
kala baxa dhacayo mid la xariira
raaxo macaan oo gaartay
gariirka galmada .
Waxa ayna qaylada haweenka
timaada marka afka hore ee
malabyarowga uu gaaro goobta
loo yaqaan G-Spot waana
meesha haweenka ka helaan
raaxada waalida ah , waxa ayna
meeshaas ku taal dhakada sare
darbiga xubinta haweenka ee
gudaha, hadaad meeshaas
malabyarowgada soo xoq-xoqo
hawneeydas raaxo uma dhinna .
Sidoo kale qaylada haweeka
xiliga galmada waxa ay mararka
qaar noqon kartaa xanuun ku
yimaada afka hore ee xubinta
xiliga malayarowga uu jiirayo .
Sidoo kale waxaa laga yaabaa in
afka hore ee malabyarowga uu
gaarayo oo uu taabanayo
madaxa labada ukxan ee u dhaw
minka , waxaadna ogataa in
labadaas ukaxan xanuunkooda
ay la mid yihiin iyadoo labada
xaniinyo ee ninka laga garaaco.
Sidoo kale hadii xubinta
haweenka qalalan tahay xiliga
ciyaarta iyana dhib ayay
keeneysa waayo marka uu
malabyarowga xog xogista ku
sameeynayo darbiga xubinta
haweenka waxa ay ku keeneysa
xanuun .



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: naagaha jaceyl galmada gadal
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-08T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
naagaha jaceyl galmada gadal



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:00 PM and have 0 comments