Kooxda ka socota Soomaaliya ayaa cayaari doonta Arbacada soo socota Cayaaraha Olombikada

Kooxda ka socota Soomaaliya ayaa cayaari doonta Arbacada soo socota Cayaaraha Olombikada


ADVERTISEMENTS
Kooxda ka socota Soomaaliya ayaa cayaari doonta Arbacada soo socota

Kooxda ka socota dalka Soomaaliya ee ka qaybgalaysa Cayaaraha Olombikada ee ka dhacaya magaalada Rio ayaa lagu wadaa inay ordaan maalinta Arbacada ee soo socota 17 bishan.


Maryan Nuux Muuse iyo Maxamed Daauud Maxamed ayaa uga qaybgalaya Soomaaliya cayaaraha Olombiga.


Haddaba rajo noocee ah ayay qabaan iyo sidee dadka 

Soomaaliyeed u arkaan Abdullahi Osman Faarax oo ah weriye dhinaca sportiga oo Muqdisho jooga ayaa warbixintan nooga diyaariyay.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Kooxda ka socota Soomaaliya ayaa cayaari doonta Arbacada soo socota Cayaaraha Olombikada
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-11T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Kooxda ka socota Soomaaliya ayaa cayaari doonta Arbacada soo socota Cayaaraha Olombikada



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments