Hadii ninku ugalmoodo xaaskiisa isagoon kacsigiisa sifiican u kicin, waxaa guska ninka ku imaanaya…..

Hadii ninku ugalmoodo xaaskiisa isagoon kacsigiisa sifiican u kicin, waxaa guska ninka ku imaanaya…..


ADVERTISEMENTS
Hadduu ninku xaaskiisa u galmoodo isagoon kacsigeega si wanaagsan u kicin waxa guska ninka ku imaanaya dhibaatoyinkani oo ay kamid yihiin….rito dhabarka u jeediyo, dhibaato xoog leh ayaa ka dhalata, natiijadii la filayey mid kadhan ah baana ka timaada, taasi oo ah inuu isagu biyabbaxo oo barbar u dhaco ayadoon kacsiba billaabin ama uu ku bargo’o ayadoon biyabbixin, sidaasina niyaddeeda iyo nafsaddeedu u dhaawacmaan. Bal eega Aayadda Qur’aanka ah:

(Waxay wanaag ku leeyihiin inta iyaga lagu leeyahay oo kale). Culimada Qur’aanka fasirta qaar baa Aayaddaasi ku macneeyey: (Ugu raaxeeya haweenkiinna sida aad adinkuba jeceshihiin inay idiinku raaxeeyaan).

Haddaba waxa loo baahan yahay inay biyabbaxa ka dambayso hawl kale oo gunaanad ah, taasi oo ah ugu yaraan salaaxid, iyo istiimin fudud. 

Waxa loo baahan yahay inuusan ninku ka dul kicin xaaskiisa isla marka uu biyabbaxo, balse uu sugo ilaa iyadu iga kac ka tiraahdo.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Hadii ninku ugalmoodo xaaskiisa isagoon kacsigiisa sifiican u kicin, waxaa guska ninka ku imaanaya…..
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-29T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Hadii ninku ugalmoodo xaaskiisa isagoon kacsigiisa sifiican u kicin, waxaa guska ninka ku imaanaya…..



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:30 PM and have 0 comments