galmada tee ugu fiican caafimaadka

galmada tee ugu fiican caafimaadka


ADVERTISEMENTS
Gabaryaheey
waxad ogataa in ninkaada kaliya
uusan mas`uul ka aheyn in uu
kaa dharjiyo ciyaarta sariirta ,
balse waxaad ogataa in ay
qoorta kuu suran tahay shaqo
weyn oo ah in aad kicisid
dareemihiisa isna , waxaadna
ogataa in taasi hadaad u
sameeyso in isna si weyn uu kuu
baahi tirayo.
Qorshaha ku darso in dhagaha
ay door weyn ka qaataan kicinta
ninka , ee gabaryaheey
maskaxda ku qufulatay in ninka
uun raaxada laga rabo waxaad
sameysaa la hadal ninkaada
xiliga ciyaarta macaan socoto oo
si hoose hadal ham ham ugu
sheeg dhagtiisa .
Qubarada Alcarabiya ee dhanka
aqoonta sariirta ayaa waxa ay
leeyihiin arintaan ragga waxa ay
ka sii qaadaan kalsooni oo waxa
ay dareemeyaan in ay awood u
leeyihiin in ay dharjin karaan
lamaantooda waxa una sii
qaataa kacsi macaan badan .
Qubarada Alcarabiya waxa ay
intaa ku darayaan in ay jiraan
gabaryaheey erayo macaan oo ay
haboon tahay in aad adeegsato
xiliga macaankaada uu
malabyarowga kugu
ciyaarsiinayo waxaana ka mid
ah , waxaa tahay ninka aduunka
ugu fiican maxa yeelay si weyn
ayaad ii kicisay oo aad iigu
raaxeysay ,
Sidoo kale waxaad adeegsan
kartaa jirkeyga baahan waa uu
kuu baahan yahay , adiga mar
waliba si sahal ayaad darenkeyga
ku kicisaa nin soo jidasho leh
ayaa atahay , raaxadaan oo kale
waligey ma arag , waxaan haatan
ku biibayaa garabyada
macaanka , raaxo la yaba leh
ayaad i tusisay .
Gabaryaheey ogaaw hadalka
macaan waa u muhiim inta
galmada socoto waxa ayna sii
xoojisa macaanka ciyarta kala
baxa ah ee sariirta



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: galmada tee ugu fiican caafimaadka
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-09T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
galmada tee ugu fiican caafimaadka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 AM and have 0 comments