Fanaanada Nasteexo Indho Oo Laga Hor Istaagay Bandhig Faneed Ay Ku Qaban Lahayd Hargaysa Iyadoo Todobaadkii Horena Culimo Ka Hor Istaagtay Garoowe Iyo Fanaanin Kale oo lagu Tuhmayo Inay Muamarad U Dhigeen

ADVERTISEMENTS

Fanaanada caanka ah ee Nasteexo Maxamuud Warsame(Nasteexo-Indho), ayaa laga mu, amaaradeeyay Bandhig Faneed ay ku qaban laheyd Magaalada Hargeysa gaar ahaana Huteelka Crown oo ay had iyo jeer fanaaniintu ku qabtaan Bandhigyada Fanka.

Mu,amaraadkan oo la Sheegay in lagaga horjoogsadey Huteelka Crown ee Magaalada Hargeysa Bandhig Faneed maalmahabna la naadinayay oo loo qabtey Fanaanada Nasteexo-Indho,oo uu wehelinyay ninka lagu magacaabo DJ-Subeer ayaa si badheedh ah looga mu amaaradeeyay, in bandhigaasi ku qabsoomo Hargeysa iyadoo dadweyne tira badani usoo diyaar garoobeen kuna hungoobeen Huteelka Crown ee Magaalada Hargeysa.

Ilaa iyo hada lama garanayo cida rasmi ahaan uga dambeysa joojinta Bandhig-faneedkan inkastoo lagu wargaliyay in Wasaarada Diintu ka horoogsatey,haseyeeshee waxa dadweyne tira badan oo Bandhig faneedkan usoo diyaar garoobay ku eedaynayaan

in ay qeyb ka yihiin joojinta bandhigani Fanaaniinta ku sugan Hargeysa.

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Fanaanada Nasteexo Indho Oo Laga Hor Istaagay Bandhig Faneed Ay Ku Qaban Lahayd Hargaysa Iyadoo Todobaadkii Horena Culimo Ka Hor Istaagtay Garoowe Iyo Fanaanin Kale oo lagu Tuhmayo Inay Muamarad U Dhigeen
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-15T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Fanaanada Nasteexo Indho Oo Laga Hor Istaagay Bandhig Faneed Ay Ku Qaban Lahayd Hargaysa Iyadoo Todobaadkii Horena Culimo Ka Hor Istaagtay Garoowe Iyo Fanaanin Kale oo lagu Tuhmayo Inay Muamarad U Dhigeen

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:30 AM and have 0 comments