Fanaanad Nimco Degan Oo Si Kulul Uga Hadashay Xafladii Hargaysa Culimadu Ka Hor Istaageen Fanaanad Nasteexo Indho Iyo Waxay Ka Tidhi oo Buuq Kale Abuuray

Fanaanad Nimco Degan Oo Si Kulul Uga Hadashay Xafladii Hargaysa Culimadu Ka Hor Istaageen Fanaanad Nasteexo Indho Iyo Waxay Ka Tidhi oo Buuq Kale Abuuray


ADVERTISEMENTS
Fanaanad Nimco Degan Oo Ka Hadlaysa Baajinta la Baajiyey Xalad Ay Fanaanada Kale Ee Nasteexo Indho Ku Qaban Lahayd Hargaysa Ayaa Barteeda FACEBOOK Ku Shaacisay Qoraan U Qorna Sidan


Waan idin salaamay dhamaantiin,qoraalkan hada aan Gacanta u Qaaday waa mid aan kaga Jawaabayo su,aalo inbox ka laygu soo waydiiyay oo iskuwada mid ah,(maxaad u aragtaa xadhiga Fanaanada Hargaysa lagu Xidhay?


OK… Dabcan ma Qaldanidin Dalkayaga in wax Nalaga Waydiiyo oo Waliba Shaqadayadii weeyaane wixii la Hal Maala I Waydiisaan…
Jawaab…Horta lama xidhine show inay Qabsataa loo Diiday,


Cidii showga Diiday way Asiibtay,
Waayo Qof Dalkiisii laga soo Eryay oo Meeshay ku Dhalatay ee Ab iyo Isirba u Joogay Hadh Cad lagasoo Caraabiyay
In Layska Qabtaa waa Daw
Fanaanadana Midbaa Seegtay


Waxa seegtay Dadkaagii oo kusoo Eryay Dadka kalee aad u Tagayso Ayaad stupid ka dhigtaye…waxa ku Seegtay indhooy inaad Socdaalkaaga u meel Daydo


Dadka imika Hadlayan Waxa Seegtay idinkaa umada Tusay waxay Tahaye imika Afkiina Haysta..Waxa laga Ducaystaa ilaahayoow Afkayaga. Haa iyo Maya Mar Haka Wada keenin..wabilaaaahi tawfiiq somalinad ha waarto,waan idin Jeclahay Dadkaygaan wax ku Ahayoow…Dag Daga Yareeya Dawladeenana aan Aamino wabilaahitawfiiq




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Fanaanad Nimco Degan Oo Si Kulul Uga Hadashay Xafladii Hargaysa Culimadu Ka Hor Istaageen Fanaanad Nasteexo Indho Iyo Waxay Ka Tidhi oo Buuq Kale Abuuray
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-15T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Fanaanad Nimco Degan Oo Si Kulul Uga Hadashay Xafladii Hargaysa Culimadu Ka Hor Istaageen Fanaanad Nasteexo Indho Iyo Waxay Ka Tidhi oo Buuq Kale Abuuray



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments