Fanaan Hees laga yaabay soo qaadey -Daawo Muuqaalka

Fanaan Hees laga yaabay soo qaadey -Daawo Muuqaalka


ADVERTISEMENTS
Fanaan Hees laga yaabay soo qaadey -Daawo Muuqaalka

Fanaanka da’da yar xidiga reer Koonfur Afrika dhanka heesaha dagan Daauud Cabdi Cabdule Daacad ayaa soo saaray hees dadka ka yaabisay taasi oo ay la soo jishay gabadhii ugu qurux badneed soomaalida.

Heesta Waris ayaa noqotay midii ugu shidneed ee waayadan lala soo hor istaagay bulshada soomaalida waxaana ay ka yaabisay dad badan oo daawaday sida muuqaal ahaan loo soo duubey heestaasi .


DAAWO HEESTA CUSUB




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Fanaan Hees laga yaabay soo qaadey -Daawo Muuqaalka
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-04T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Fanaan Hees laga yaabay soo qaadey -Daawo Muuqaalka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:30 PM and have 0 comments