Dumarka Marka ay Caadada ka baxaan dareenkooda caadi maaha ee Ogoow

Dumarka Marka ay Caadada ka baxaan dareenkooda caadi maaha ee Ogoow


ADVERTISEMENTS
Dumarka intooda badan waxaa u yimaada dareenk iyo kacsi xad-dhaaf ah marka ay ka meydhaan caadada iyo maalmo ka hor xilliga uu ku dhici rabo.

Haweeneyda waxay dareemeysaa baahi xad-dhaaf ah, haddii ay xaas tahay way wanaagsan tahay, oo baahideeda xal baa loo helayaa, haddiise aan la qabin waxaa habboon in ay soonto.

Rasuulka (SCW) wuxuu yiri “kulanka dhallinyaradooy! kiinii awooda ha guursado, haddii eydaan awoodinna sooma”, taasi waxay daliil cad u tahay in baahida xagga galmoodka ah ee aad dareemeyso marka aadan xaas aheyn way ku yaraataa soonka.

Ragga waxaa lagula talinayaa in xaasaskooda ay ka war-qabaan xilliyada caadada ka hor iyo kaddib oo weydii haddii baahi ay jirto ama ha weydiinine kasbo, illeen waa dumar oo wey xishooneysaaye.


Dumarka Marka ay Caadada ka baxaan dareenkooda caadi maaha ee Ogoow hamoogaan





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Dumarka Marka ay Caadada ka baxaan dareenkooda caadi maaha ee Ogoow
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-18T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dumarka Marka ay Caadada ka baxaan dareenkooda caadi maaha ee Ogoow



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:30 PM and have 0 comments