Digniin Ha isku siigeesan Mar kale Hadii kale qisada gabadhaan oo kale ayaa kugu dheceeyso

Digniin Ha isku siigeesan Mar kale Hadii kale qisada gabadhaan oo kale ayaa kugu dheceeyso


ADVERTISEMENTS
Siigeysasho ama waxa loo yaqaanno “masturbation” waa in qofku uu biyo iska keeno isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka.
Caadeysiga siigeysashada waxay keentaa dhawr dhibaato oo caafimaad darro ah oo ay ka mid yihiin:

1- Daal iyo tabardarri joogto ah

2- Xanuun dhabarka qeybtiisa hoose ah

3- Timaha oo yaraadaan ama daataan

4- Kacsi la’aan iyo biyo-bax degdeg ah (Hawlgabka kacsiga ee dhalinta)

5- Aragga oo caad yeesho

6- Bisqinleyda iyo xiniinyaha oo xanuuna

7- Xanuun iyo casiraad laga dareemo moqor miskeedka iyo dabaqanaanta.

8- Qofku wuu ku walfi karaa oo dhib ayay hadhowdii ku noqoneysaa in uu iska gooyo caadadaan.
9- Wuxuu kaloo keenaa waxa loo yaqaano “Semen leakage” oo ah in biyuhu soo dareeraan iyadoo wax dareen kacsi ah uusan jirin.

10- Dhibaato nafsaani ah sida hilmaamidda iyo xifdin la’aanta.

Haddii aad u baahantahay faahfaahin dheeraad ah waad na sii weydiin karta.

HALKAAN KA DAAWO



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Digniin Ha isku siigeesan Mar kale Hadii kale qisada gabadhaan oo kale ayaa kugu dheceeyso
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-11T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Digniin Ha isku siigeesan Mar kale Hadii kale qisada gabadhaan oo kale ayaa kugu dheceeyso



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments