Daawo Qiso Naxdin leh Gabar Soomaali ah oo lagu Qasbay inay Jirkeeda si xooga u iibiso

Daawo Qiso Naxdin leh Gabar Soomaali ah oo lagu Qasbay inay Jirkeeda si xooga u iibiso


ADVERTISEMENTS
Dhacdo naxdin iyo Murugo leh ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday gabar Soomaaliyeed oo ku nool dalkaas Norway ka dib markii lagu qasbay inay jirkeeda iibiso iyadoo sidoo kalena ay dowlada dalka Norway ay gabadhaas ay ku amartey inay dalkeeda isaga baxdo ka dib markii loo ididay sharciga dalkaas.

Gabadhaan Soomaaliyeed oo magaceeda lagu soo koobay Yaasmiin oo Xaaladeeda uga warantay Telefishinka dalkaas Norway ee loo yaqaan NRK ayaa waxay u sheegtay in nin ay Qaraabi yihiin uu ka soo ka xeeyey xero qaxooti ah ka dib markii ay dhimatey hooyadeed iyadoona sheegtay inuu ninkaas uu faraxumeeyey islamarkaana uu ku qasbay inay jirkeeda iibiso, Ninkaan ayaa waxay gabadhaas ay sheegtay inuu u soo tahriibiyey dalka Norway ka dib markii uu soo mariyey wadamo kale oo ay ka mid ahaayeen Carabaha iyo Yurub asagoo sidoo kalena ka soo dhiibay dalka Hungary ka hor inta uusan keenin dalka Norway markaas oo ay sheegtay gabadhaasi inay ka baxsatey ninkaas oo sidoo kale si xun jirdil ugu geystay xiligii uu xooga iyo qasabka uu ku heystay gabadhaas.

Daawo Qiso Naxdin leh Gabar Soomaali ah oo lagu Qasbay inay Jirkeeda si xooga u iibiso 



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Qiso Naxdin leh Gabar Soomaali ah oo lagu Qasbay inay Jirkeeda si xooga u iibiso
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-02T20:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Qiso Naxdin leh Gabar Soomaali ah oo lagu Qasbay inay Jirkeeda si xooga u iibiso



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:00 PM and have 0 comments