arimaha haweenka

arimaha haweenka


ADVERTISEMENTS
Umad walba waxa
ay leedahay caado
iyo dhaqan u gaar
ah ayadoona taa
ay tahay awood
Eebe uu ku
maneystay
bulshooyinkasi,
waana mid
keentay in
maqaalo iyo
bayaan laga
sameeyo wacyiga
Galmada saxda ah
ee u dhaxeeya labada dhinac ee doonaya in ay isu
tagaan.

Muuqaaladaasi ayaa ah mid inta badan dadka isqaba
aysan ku qanacsaneen ayadoona qaabab iyo muuqaalo
kaa yaabiya aad ku arkeyo mararka qaar ayadoo lagu
soo daabacayo jaraa’idyada.

Awoodda dareenka macaansi waxa uu ku xiran yahay
sida ay isu haystaan labada isu galmoonaya iyo
dhaqdhaqaaqooda xilliga ay galmadu dhacayso, taasi
oo iyana ku xiran hadba aqoonta ay u leeyihiin
arrintaasi.

Waxa jirtay in aqoon yahan hore uu yiri: (Macaanta
galmadu ma waarto haddii loo joogteeyo hal qaab, oo
aan lagu beddelin qaabab kale).

Ka hortagga dhibaatooyinka iyo dhaawacyada
caafimaad darrida keena.

Dhibaatooyinkaasi oo si
gaar ah khatar ugu ah
haweeneyda uurka leh
iyo ilmaha caloosheeda
ku jira labadaba.

Dhibaatooyinka
caynkaasi ah waxa
looga hortegi
karaa in la isugu
galmoodo qaabka
ku habboon
marxalad kastaXakamaynta uurka. Waxa la hubiyey in qaab kasta oo
kordhiya macaanta xilliga galmadu uu sidoo kale
kordhiyo suuragalnimada uur­qaadista.

Qaabka fududeeya in biyaha lagu tuuro gudaha hoose
ee cambarku, waxa uu fududeeyaa inay xawadu u
gudubto ilma­galeenka.

Ha yeeshee fursadda uur­qaadistu waxay yaraataa
kolka la isticmaalo qaab keena inay xawadu dibadda u
soo baxdo.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: arimaha haweenka
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-21T19:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
arimaha haweenka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:30 PM and have 0 comments