Arday ban ahay guurna wan raba maxa talo ah

Arday ban ahay guurna wan raba maxa talo ah


ADVERTISEMENTS
Arday ban ahay guurna wan raba maxa talo ah


Arday ban ahy waxna is jeclnah gabdh , 



inan gursadana wan raba lkn caqbDo badn ba iga hortaagn ,


wad iska garan wil yar oo dhalin yaro ah durfo dhaqale iyo kuwa kalana wa jiran marka maxaa talo ah.


Jawaab

walaal hadaad awoodo gabdha dhaqaala ahaan guurso ilaah baabka hakuu furee

hadii kale soon aad shahwadaada celin karin 

alahu walam





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Arday ban ahay guurna wan raba maxa talo ah
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-10T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Arday ban ahay guurna wan raba maxa talo ah



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:30 AM and have 0 comments