Waa kee jilaaga ay ka hesho Preity jilaayaasha Bollywoodka?

Waa kee jilaaga ay ka hesho Preity jilaayaasha Bollywoodka?


ADVERTISEMENTS
Atariishada dhawaan aqal gashay ee Preity Zinta, ayaa sheegtay in Sunny Deol uu yahay jilaaga ay ugu jeceshahay jilaayaasha Bollywoodka.



“Aad baan ugu faraxsanahay inaan Sunny lasoo shaqeeyay, waana jilaaga aan ugu jeclahay” ayay tiri Preity Zinta.



Hadalka Preity ayaa la micno ah ineeysan taageero u ahayn 



sadexda Khan ee sida aadka ah looga xushmeeyo Bollywoodka.



Waa kee jilaaga ay ka hesho Preity jilaayaasha Bollywoodka?







ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Waa kee jilaaga ay ka hesho Preity jilaayaasha Bollywoodka?
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-31T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Waa kee jilaaga ay ka hesho Preity jilaayaasha Bollywoodka?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:30 PM and have 0 comments