SMS Fariin Jacayl : Qalbi Kuma waydiinaayo in aad faraxsantahay & in kale balse waxaa i dhibaayo murugadaada + Dhageyso…..

SMS Fariin Jacayl : Qalbi Kuma waydiinaayo in aad faraxsantahay & in kale balse waxaa i dhibaayo murugadaada + Dhageyso…..


ADVERTISEMENTS
Xayaati Aniga kuma waydiinaayo in aad faraxsantahay iyo in kale laakiin waxaan ku waydiinaya wax dhib ah maa jiro.

Ma jiro Bini’aadamkan qof isagu siduu doon helo wax un baa qaldan, adigana qaali waxaan kaa dalbanaya in aadan wax iga qarsan, waayo aniga diyaar u ah in aan kula qaybsado.



Macaan waad la socotaa in waqtiga uu mar kasta is badalo ,laakiin lagama yaabo in uu isbadalo jacaylka aan aniga ku qabo, wadnahayga waxaan ku xiriiriye wadnahaaga .

Xayaati la socodka qalbigayga qalbigaaga ma doonayo in aan hal daqiiqo xitaa aan joojiyo ,waxaad ogaata in ay ku sugayso naf aad adiga dooratay.

Aniga mid ma ogi in farxadan ay xanuun isku badali doonto iyo in kale ,laakiin waxaan ogahay in jacaylkaba uu xanuun leeyahay haduusan silac wadan dad badan ma uusan galaaftayn


W/T : Maxamed Xaaji Xassan Abukar

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: SMS Fariin Jacayl : Qalbi Kuma waydiinaayo in aad faraxsantahay & in kale balse waxaa i dhibaayo murugadaada + Dhageyso…..
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-26T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
SMS Fariin Jacayl : Qalbi Kuma waydiinaayo in aad faraxsantahay & in kale balse waxaa i dhibaayo murugadaada + Dhageyso…..



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:30 AM and have 0 comments