Sirta ay u diidaan hablaha marka la soo doono

Sirta ay u diidaan hablaha marka la soo doono


ADVERTISEMENTS
Sirta naagaha ay ninka ku diidaan ma taqaanaa?


Saad la socoto gabar marka uu nin doono waxaad arkaysaa gabadha oo diidaysa ninka 

isagoo leh qurux iyo hanti iyo darajo taas maxaa keenaya ma sheegi kartaa gabadha waxay fiirisaa wax 

kale oo ah ninkan ma yahay nin dadka ay ka dambeeyaan ninkan ma yahay nin mas’uuliyad qaadi kara, ninkan ma yahay nin jacayl garanaya.


Marka ninka uu lahaado sifooyinkan naagta horay ayay ka oggolaanaysaa guurkiisa, 

haddiise uu yahay nin sidaas aan ahayn marna ma oggolaanayso, 


waayo naagta waxay rabtaa amaan inay hesho marka ay soo gasho aqalka saygeeda.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sirta ay u diidaan hablaha marka la soo doono
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-26T23:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sirta ay u diidaan hablaha marka la soo doono



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:30 PM and have 0 comments